
Looh Press Ltd · ENSTK
Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid - Abuukar Cawaale
EAN: 9780993431357
Compară ofertele (1)
Prețurile sunt preluate automat din feed-urile magazinelor și pot diferi față de site-ul magazinului. Verifică prețul final la magazin.
Descriere Wiilkii Quusan Waayey: Xusuusqorkii Ololahii Qaaddiid: Xusuusqorkii Ololihii Qaaddiid - Abuukar Cawaale
\n \nBuuggaani ma aha buuggii ugu horreeyey ee laga qoro qaadka iyo waxyeellooyinka uu bulshada u geystay. Laakiin, waxa uu buugaagta kale kaga duwan yahay waa inuu ka kooban yahay dhibaatada qaadku uu shakhsiyan ii geystay iyo sidaan aakhirkii uga guuleystay. Waxaa kale oo uu buugaagta kale kaga duwan yahay wuxuu ka sheekaynayaa ololihii qaadka lagaga joojinayey dalka Ingiriiska iyo guushii laga gaarey.\n \nBuuggani sidoo kale wuxuu si aad u furan una hufan oo daacadnimo ku salaysan u soo bandhigayaa dhibaatadii i soo martay waayihii aan maandooriyaha qaadka isticmaali jirey, iyo dhibaatooyinkii aan ka soo maray isticmaalka mukhaadaraadka qaadka. Waxaan kaga sheekaynayaa wixii shakhsiyan aan kala kulmay maandooriyaha qaadka, iyo waxyaabihii igu dhaliyay inaan isticmaalka daroogada qaadka iska joojiyo. Waxaa kale oo buuggaani kaaga sheekayn doonaa sababihii igu dhaliyay inaan bilaabo halganka dheer ee tobonka sano qaatay ee aan ugu ololeeyay sidii qaadka looga joojin lahaa dalka Ingiriiska.\n \nWaxaa kale oo buuggu soo bandhigayaa caqabadihii ka horyimid halgankii dheeraa ee ololaha Qaaddiid. Wuxuu tilmaamayaa oo dhiirrigelinayaa inuusan qofku marnaba ka quusan hiigsiga himiladiisa, caqabad walba oo soo foodsaartana uu ku wejeho dhiirranaan iyo dhabar adayg, isagoo muujinaya dadaal dheeraad ah, Ilaahayna talada saaranaya.\n \n \n\n \nABUUKAR CAWAALE QAADDIID waa qoraa, macallin, wariye, ganacsade, ka shaqeeya arimaha bulshada, gaar ahaa dabargoynta maandooriyaha qaadka oo uu guul ka gaaray bishii Yuulyo, 2013kii, markii ugu dambeyntii dowladda Ingiriisku go'aansatay in qaadku ka mid yahay maandooriyeyaasha halista ah, waxaana laga xaaraantinnimeeyay waddanka Ingiriiska. Wuxuu shaqo culus ka qabtay ololahii qaaddiid, ama la dirirkii qaadka laga ganacsado, la iibsado, ama la cuno. Abuukar Cawaale kuma qanacsana in daIka Ingiriiska Qaadka laga xaaraantinnimeeyay oo kaliya. Wuxuu hadda olole hor leh ugu jiraa sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka uu Qaadku ku hayo in badan oo ka mid ah Soomaalida ku nool gudaha waddanka Soomaaliya iyo waddamada la dariska ahba. Wuxuu u heellan yahay howl cusub iyo halgan hor leh.\n
Detalii
- Brand
- Looh Press Ltd
- Categorie
- ENSTK
- EAN / GTIN
- 9780993431357
- Magazine
- 1
- Disponibilitate
- in stock
Produse similare

Looh Press Ltd
Somali Foreign Policy, 1960-1990: An Analysis of Thirty Years of Diplomatic History - Ibrahim Farah
83,70 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Gunaanad (Ummulraac) - Cabdulqaadir C. Diini
111,60 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub) - Maxamed Xuseen Macallin
111,60 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Xabsigaygii: Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed - Yuusuf Xirsi Axmed
111,60 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug: Xogogaal - Maxamed Xaashi Cabdi Carrabey
139,50 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Madir Trkh al-oml wa Marjiahu. Ara wa Naqad: ا - Maxamed Xuseen Macallin
148,43 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed - Maxamed Xuseen Macallin
148,43 RON
libris.ro

Looh Press Ltd
The Collapse of the Somali State: The Impact of the Colonial Legacy - Abdisalam M. Issa-salwe
148,43 RON
libris.ro
